Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay weerarada lagu bartilmaameedsanayo shaqalaha gargaarka ee ka howlgala gudaha Soomaaliya
Nairobi-(Puntland Mirror) Weerarada ka dhanka ah samafalayaasha ka howlgala gudaha Soomaaliya ayaa korodhay sanadkan iyadoo qaarkood ay keeneen dilal, sida uu bayaan ku sheegay sargaal sare oo katirsan Qaramada Midoobay shalay oo Jimce ahayd. Isku […]