Year: 2022
Markab ganacsi oo ku caariyay xeebta dekada Boosaaso
Boosaaso-(Puntland Mirror) Markab laga leeyahay Sucuudi Caraabiya ayaa maanta oo Axad ah ku caariyay xeebta magaalada Boosaaso. Markabka oo magaciisa lagu sheegay Al Baraka ayaa doonayay in uu xoolo ka dhoofiyo dekada Boosaaso isagoo geyn […]
Deegaano kamid ah Nugaal oo roob helay xilli abaar adag ay jirto
Garoowe-(Puntland Mirror) Deegaano katirsan gobolka Nugaal kuwaasoo kamid ah kuwa ay abaartu aadka u saamaysay ayaa maanta helay roobab fiican, sida dadka deegaanka ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Deegaanada roobka helay ayaa waxaa […]
Madaxweyne Deni oo shaqada ka ceyriyay wasiiro uu kamidyahay wasiirkii maaliyadda
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiiradda, isagoo shaqada ka ceyriyay saddex wasiir. Wasiiradda shaqada laga ceyriyay waxaa kamid ah wasiirkii maaliyadda Xasan Shire Abgaal kaasoo ay saaxiibo […]
Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku samayn doona golihiisa wasiiradda
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa la filayaa in uu dhawaan isku shaandhayn ku sameeyo golihiisa wasiiradda, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Isku-shaandhaynta ayaa saamayn doona qaar […]
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb gali doona Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta u safray magaalada New York si uu uga qeyb galo Kalfadhiga 77-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Waxa uu kulamo laba geesood ah […]
Madaxweynaha Puntland oo Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud u magacaabay duqa kumeelgaarka ah ee Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud oo loo yaqaan Geedi u magacaabay duqa kumeelgaarka ah ee Garoowe kadib markii uu caawa soo saaray digreeto uu ku kala diray golihii deegaanka […]
Madaxweyne Deni oo shan sargaal oo khabiiro ah u magacabaay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa shan sargaal oo khabiiro ah oo ku jiro Janaraal Maxamed Siciid Moorgan u magacaabay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay […]
Madaxweyne Deni oo magacaabay wasiir dowlaha madaxtooyadda iyo wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Cabdifataax Maxamed Cabdinuur u magacaabay wasiir dowlaha madaxtooyadda, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxday madaxtooyadda manta oo Sabti ah. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Maxamed Cabdirisaaq Dayib […]
Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday taliyihii ciidamada Daraawiishta Yaasiin Cumar Dheere
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada Daraawiishta Yaasiin Cumar Dheere, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxay madaxtooyadda maanta oo Arbaco ah. Madaxweynaha ayaa Abshir Cabdi Jaamac oo loo […]