Soomaaliya oo doorashada madaxweynaha qaban doonta 15 May
Muqdisho-(Puntland Mirror) Soomaaliya ayaa doorashada madaxweynaha qaban doonta 15 May, sida ay sheegeen guddi baarlamaan oo agaasimaya doorashada. Doorashada, oo markii hore ayahyd in ay dhacdo bishii Febaraayo 2021, ayaa dib dib u dhacday sababo […]