Madaxweyne Deni oo shan sargaal oo khabiiro ah u magacabaay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada

Madaxweyne Deni.[Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa shan sargaal oo khabiiro ah oo ku jiro Janaraal Maxamed Siciid Moorgan u magacaabay la taliyeyaashiisa arrimaha difaaca iyo dhismaha ciidamada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyadda galabta oo Arbaco ah.

Shanta sargaal ayaa kala ah:

  1. S/gaas. Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan)
  2. S/gaas. Yasiin Cumar Dheere
  3. S/gaas. Cabdishugri Cabdulaahi Xuseen
  4. S/guuto.Siciid Cabdi Faarax (Tuutawayne)
  5. S/guuto. Dayr Xaaji Cabdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*