• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020August

Month: August 2020

Somalia

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku wajahan Muqdisho

August 30, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Isniinta qorshuhu yahay in uu ka dego magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, sida ilo-wareedyo katirsan dowladda ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Kulan ka dhacay […]

Somalia

Puntland iyo Jubbaland oo ku baaqay shir wadatashi oo ka dhaca Muqdisho oo ku saabsan qabsoomida doorashooyinka Soomaaliya ee 2020-2021

August 27, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Kadib kulan ka dhacay magaalada Garoowe, Puntland iyo Jubbaland ayaa isku raacay in shir wadatashi ah lagu qabto caasimada Soomaaliya ee Muqdisho si loo gaaro xal siyaasadeed oo laysku waafaqsanyahay ee qabsoomida doorashooyinka […]

Somalia

Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe u yimid shir uu la yeelan doono Puntland

August 24, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah yimid magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxweynaha Jubbaland ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha Garoowe. Ujeedka safarka madaxweynaha […]

Somalia

Puntland iyo Jubaland oo sheegay in aysan qeyb ka ahayn heshiiska ka dhacay Dhuusamareeb

August 22, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn heshiiska ka dhacay Dhuusamareeb u dhaxeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar katirsan maamul goboleedyada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed wadajir ah.  Hoos ka […]

Somalia

Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegay in uu dalka ka ceyriyay madaxii haayada Care

August 20, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Sii hayaha Wasiirka Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay in dalka ka ceyriyay madaxii haayada caalamiga ah ee Care u qaabilsanaa Soomaaliya. Waraaq ka soo baxay xafiiska Goodax Talaadadii ayaa […]

Somalia

Ugu yaraan 15 qof oo ku dhimatay weerar ay Al-Shabaab la beegsatay huteel kuyaala Muqdisho

August 17, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo afjaray weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen huteel kuyaala Muqdisho, sida ay sheegeen masuuliyiinta dowladda. Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kadib markii dagaalyahano katirsan […]

Somalia

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo la filayo in ay tagaan Dhuusamareeb

August 16, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta oo Axad ah la filayaa in ay tagaan magaalada Dhuusamareeb si ay uga qeybgalaan wejiga labaad ee shirka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka […]

Puntland

TPEC oo shahaadooyin siiyay 10 urur siyaasadeed oo ka soo gudbay hanaanka diiwaangelinta

August 15, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa maanta oo Sabti ah shahaadooyin siiyay 10 urur siyaasadeed kuwaasoo ka soo gudbay hanaanka diiwaangelinta. Guddoomiyaha Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Bare […]

Puntland

Wasiir Dowlihii Madaxtooyada Puntland oo u geeriyooday coronavirus

August 15, 2020 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiir Dowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise ayaa maanta oo Sabti ah ku geeriyooday magaalada Garoowe kadib markii uu ku dhacay xanuunka coronavirus. Waxa uu noqonayaa xubintii labaad ee katirsan golaha wasiiradda oo […]

Somalia

Masuuliyiinta maaliyada Soomaaliya oo ku heshiiyay qeybsiga $55 milyan oo kab miisaaniyadeed ah oo laga helay Bankiga Adduunnka

August 12, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulankii u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubhaha ka ah ayaa maanta oo Arbaco ah ku soo gabogaboobay Muqdisho. Intii uu kulanku socday, masuuliyiinta ayaa ku heshiiyay $55 milyan oo […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland oo sheegay in doorashadu ay dib uga bilaabmi doonto Garoowe asbuuca soo socda

    December 8, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Doorashooyinka xubnaha aqalka hoose ee Puntland u matali doona dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bilaaban doonta asbuuca soo socda, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland. Bishii hore ee November, ayaa digreeto [...]
  • EU, U.S. Weigh Action After Somalia’s President Extends Mandate Without Election

    April 14, 2021 0
    The U.S. and the European Union are considering imposing sanctions and taking other action against Somalia following a decision to extend the president’s mandate without an election. President Mohamed Abdullahi, also known as Farmajo, this [...]
  • At least 12 killed in suicide car bomb attack in Galkayo town

    August 21, 2016 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) At least 12 people have been killed and more than 20 others were wounded after two suicide car bombers attacked the Galkayo local government headquarters on Sunday morning, residents said. “At least 12 [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions