Puntland iyo Jubaland oo sheegay in aysan qeyb ka ahayn heshiiska ka dhacay Dhuusamareeb

Puntland Mirror
0 Min Read

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn heshiiska ka dhacay Dhuusamareeb u dhaxeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar katirsan maamul goboleedyada, sida lagu sheegay war-saxaafadeed wadajir ah.

 Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka wadajirka ah.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *