Masuuliyiinta maaliyada Soomaaliya oo ku heshiiyay qeybsiga $55 milyan oo kab miisaaniyadeed ah oo laga helay Bankiga Adduunnka

Wasiiradda oo galay sawir shirka kadib. [Isha Sawirka: Twitter]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulankii u dhaxeeyay Wasiiradda Maaliyada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubhaha ka ah ayaa maanta oo Arbaco ah ku soo gabogaboobay Muqdisho.

Intii uu kulanku socday, masuuliyiinta ayaa ku heshiiyay $55 milyan oo deyn ah oo kab miisaaniyadeed ah oo laga helay Bankiga Adduunka si loogu kabo is-dhinka miisaaniyadeed ee uu sababay xanuunka coronavirus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*