• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ May 25, 2023 ] Puntland: Dadka oo codkooda dhiibanaya markii ugu horeysay 54 sanno kadib Somalia
  • [ May 24, 2023 ] TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed Puntland
  • [ May 23, 2023 ] Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed Puntland
  • [ May 20, 2023 ] Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay Puntland
  • [ May 17, 2023 ] Xeer ilaalinta Puntland oo amartay in lasoo xiro afar qof oo uu ku jiro wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal Puntland
Home2019July

Month: July 2019

English News

Puntland’s minister of state for justice and religious affairs resigns

July 17, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland’s minister of state for justice, religious affairs and constitution, Habib Salah resigned on Wednesday. Salah said in a tweet that he decided to resign from the post after thinking carefully, but he […]

Somalia

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya oo magacaabay guddi qaran ee dib-u-heshiisiinta iyo wadahadalada Somaliland

July 17, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gelinka dambe ee Arbacada magacaabay guddi qaran ee dib-u-heshiisiinta iyo wadahadalada Somaliland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Farmaajo ayaa u magacaabay […]

Puntland

Wasiirka kalluumaysiga Puntland oo sheegay in dhulgariis cabirkiisu dhanyahay 4.5 uu ka dhacay Gacanka Cadmeed gaar ahaan meel u dhow magaalada Bareeda

July 16, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland ayaa sheegay in dhulgariis cabirkiisu dhanyahay 4.5 magnitude uu ku dhuftay Gacanka Cadmeed gaar ahaan meel u dhow magaalada Bareeda. “Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda waxaa […]

Puntland

Ethiopian Airlines oo duulimaadyo ka bilowday Puntland markii ugu horeysay

July 15, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Ethiopian Airlines ayaa maanta oo Isniin ah duulimaadyo ka bilowday Puntland. Diyaaradii ugu horeysay ee ka socota Ethiopian Airlines ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay […]

Jubaland

13 qof oo ay ku jirto wariye Hodan Naaleeye oo ku dhintay weerar lagu qaaday huteel kuyaala magaalada Kismaayo

July 13, 2019 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 13 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar lagu qaaday huteel kuyaala magaalada Kismaayo. Huteelka la weeraray oo la dhaho Cascasey ayaa markii hore gaari laga soo buuxshay walxaha […]

Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland oo qaabilay safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

July 10, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya maanta oo Arbaco ah ku qaabilay madaxtooyada Garoowe. Kulanka u dhaxeeyay madaxweyne Deni iyo safiir Nicolas Berlanga Martinez ayaa diirada […]

Somalia

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo jabahada kornayl Caare oo ka dhacay gobolka Sanaag

July 10, 2019 Puntland Mirror 0

Badhan-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo jabahada kornayl Caare ayaa maanta oo Arbaco ah ka dhacay deegaano kuyaala gobolka Sanaag, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka ku sugan. Dagaalkii maanta ayaa […]

Somalia

Maxkamada ciidamada Soomaaliya oo toogasho ku fulisay saddex xubnood oo katirsan Al-Shabaab oo lagu eedeeyay weerar ka dhan ahaa huteel Naasa Hablood

July 10, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay maanta oo Arbaco ah in ay toogasho ku fulisay saddex xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab. Saddexda xubnood ee la toogtay ayaa lagu eedeeyay in ay ku […]

Somalia

Madxtooyada Soomaaliya oo beenisay wararka sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay badasho mowqifkeeda ku aadan kiiska horyaalla maxkamadda ICJ

July 9, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay wararka sheegaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay badasho mowqifkeeda ku aadan kiiska horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta […]

Somalia

Ugu yaraan 20 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay Sanaag oo u dhaxeeya labo beelood oo katirsan Somaliland

July 9, 2019 Puntland Mirror 0

Ceerigaabo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu dilay dagaal beeleed u dhaxeeya labo qabiil oo katirsan Somaliland, sida ilo-wareedyo deegaanka ah ay sheegeen. In ka badan 40 qof oo kale ayaa ku dhaawacantay dagaalka, […]

Posts navigation

« 1 2 3 4 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • TPEC oo dib u dhigtay doorashada saddex degmo oo gobolka Nugaal katirsan sababo amni darteed

    May 24, 2023 0
    Garoowe. [Sawir hore] Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa dib u dhigay doorashada goleyaasha deegaanka saddex degmo oo kala ah Garoowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan sababo amni dartood, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay guddiga. [...]
  • Booliiska Puntland oo sheegaysay in hal maalin la joojin doono isku socodka doorashada darteed

    May 23, 2023 0
    Astaanta booliiska Puntland. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Booliska Puntland ayaa sheegay in dhammaan gaadiidka la joojin doono maalinta doorashada dowladaha hoose oo ka bilaabaneysa Arbacada 6:00 Maqribnimo ilaa Sabtida 6:00 Subaxnimo. Doorashada dowladda hoose [...]
  • Sanaadiiqda codeynta doorashada dowlada hoose Puntland oo la qardo jeexiyay

    May 20, 2023 0
    Sanaadiiqda doorashada codeynta. [Isha Sawirka: Facebook] Garoowe-(Puntland Mirror) Sanaadiiqda codeynta degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal iyo gobolka Mudug ayaa gaaray deegaanadaas maanta oo Sabti ah kadib markii baaburta siday ay mareen wado raf ah, sida [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • At least five killed in ongoing fighting in Galkayo town

    October 24, 2016 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) At least five people, mostly soldiers from opposing sides, have been killed and more than 10 others wounded in ongoing fighting between Puntland forces and Galmudug militants in Galkayo town of Mudug region, [...]
  • Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya oo ku dhintay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

    May 22, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirkii hore arrimaha dibada ee Soomaaliya Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa ku dhintay qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho maanta Arbaco ah, sida lagu sheegay waraaq tacsi ah oo ka soo baxday wasaaradda [...]
  • 13 maleeshiyo oo katirsan ISIS oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland

    May 9, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) 13 maleeshiyo oo katirsan ISIS ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland, sida taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) ay bayaan ku sheegeen maanta oo Khamiis ah. Duqeynta ayaa Arbacadii ka [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions