• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2019July

Month: July 2019

Puntland

Puntland oo sheegtay in dhawaan ay sii deyn doonto faahfaahin dheeri ah oo ku saabdan dilkii maareeyihii shirkada DP World ee dekada Boosaaso

July 24, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in dhawaan ay sii deyn doonto faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan baaritaan ay ku sameysay dilkii maareeyihii shirkada DP World ama P&O Ports ee dekada magaalada Boosaaso. “Faahfaahin […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo codsaday in la baaro warbixinta New York Times ee sheegaysa in Qatar ay ku lug lahayd weeraro argagixiso oo ka dhacay magaalada Boosaaso

July 23, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya in ay baarto warbixinta New York Times ee sheegaysa in Qatar ay ku lug lahayd weeraro argagixiso oo ka dhacay magaalada […]

Puntland

New York Times cod-taleefoon oo ay heshay oo muujinaya in Qatar ay ka dambayso qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

July 23, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Warbixin uu daabacay wargeyska New York Times Isniintii ayaa lagu sheegay in ay heleen cod taleefoon oo muujinaya in Qatar ay ka damabayso qarax ka dhacay magaalo xeebeedka Boosaaso ee Puntland. Codka taleefoonka […]

Somalia

Ugu yaraan 17 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho

July 22, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 17 qof ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Muqdisho maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa ayaa ka dhacay […]

Puntland

Puntland oo ku eedaysay madaxda dowladda federaalka in ay ku howlanyihiin burburinta dowlad goboleedyada

July 21, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay maanta oo Axad ah in ay walaac ka qabto hab dhaqanka masuuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan geedi socodka dowladnimada Soomaaliya. “Dowladda Puntland waxay aad uga […]

Puntland

Dowladda Puntland oo ka hadashay saddex xubnood oo katirsan guddiga dhismaha wadada Boosaaso oo xabsiga ku jira

July 21, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa ka hadashay saddex xubnood oo dhawaan lagu xiray magaalada Boosaaso. Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo shir saxaafadeed ku qabtay Garoowe xalay fiidkii ayaa sheegay in sharciga uu cid walba […]

Somalia

Farmaajo oo madaxweynaha Puntland ka codsaday in la sii daayo saddex xubnood oo lagu xiray magaalada Boosaaso

July 20, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madaxweynaha Puntland ka codsaday in la sii daayo saddex xubnood oo lagu xiray magaalada Boosaaso, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya maanta […]

Puntland

Puntland oo ka soo horjeesatay guddi uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland

July 20, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa ka soo horjeesatay guddi uu magacaabay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya oo wadahadal la geli doona maamulka Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland fiidkii xalay ayaa lagu sheegay in hanaanka […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay xilal cusub, joojiyayna deegaamaynta dooxooyinka Waw iyo Bixin

July 18, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqada ka joojiyay guddoomiyaha haayada waddooyinka Puntland Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada xilli dambe xalay oo Khamiis ahayd. Digreetada laguma […]

Puntland

Wasiir dowlihii cadaalada, diinta iyo awqaafta Puntland oo iscasilay

July 17, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiir dowlihii cadaalada, diinta iyo awqaafta iyo dastuurka Puntland, Xabiib Saalax ayaa iscasilay maanta oo Arbaco ah. Saalax ayaa qoraal uu soo dhiggay boggiista Twitter-ka ku sheegay in uu go’aan ku gaaray in […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Unidentified warplane bombarded remote areas in Garfadu region

    August 28, 2017 0
    Bosaso-(Puntland Mirror) Unidentified warplane bombarded remote areas in Garfadu region of Puntland on Sunday, residents said. Ayanle Abdullahi Ali, a resident of Alula district who witnessed the bombardment, told Radio Daljir that unidentified warplane bombarded [...]
  • Ciidamada PSF oo qabtay afar xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab

    November 27, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidamada Ammaanka Puntland ee PSF ayaa qabtay afar nin kuwaasoo loo maleynayo in ay yihiin xubno katirsan Al-Shabaab oo u qaabilsan saadka, sida PSF ay ku sheegeen boggooda Facebook. PSF ayaa sheegtay in [...]
  • Midowga Afrika oo soo jeediyay in 4,000 ciidamo dheeraad ah la geeyo gudaha Soomaaliya

    January 28, 2017 0
    Addis Ababa-(Puntland Mirror) Guddiga Isku-xirka Howlgalada Milatariga (MOCC) ee howlgalka Midowga Afrika ee gudaha Soomaaliya (AMISOM) oo kulankoodii 22-aad ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa soo jeediyay in 4,000 ciidamo dheeraad ah [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions