• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 13, 2022 ] Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaano miyi ah oo ka tirsan gobolka Mudug Somalia
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
Home2019April

Month: April 2019

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo guddoomiye ku xigeenka Bangiga Adduunka kulan kula yeeshay Washington

April 10, 2019 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Washington kulan kula yeeshay masuuliyiin katirsan Bangiga Adduunka. Sida ay wararku sheegeen, Xasan Cali Khayre iyo guddoomiye ku xigeenka Bangiga Adduunka Hafez Ghanem ayaa kawadahadlay arrimaha la […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo safarkisii ugu horeeyay ee dibada ah ku aaday Imaaraatka Carabta

April 8, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah u duulay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta. Isaga oo wariyeyaasha kula hadlayay garoonka diyaaradaha Garoowe, Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in safarkiisa Imaaraatka Carabta uu […]

English News

Puntland President travels to UAE on first overseas trip

April 8, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President Said Abdullahi Deni flew to the United Arab Emirates Thursday. Speaking to reporters at Garowe airport, Puntland President said his visit to UAE is related to strengthening trade relations between Puntland […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya

April 7, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Axad ah xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay wefdi ka socda dalka Jarmalka oo ay hoggaaminaysay Annett Günther oo ah safiirka Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya. Safiirka […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo magacaabay saddex wasiir

April 7, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Axad ah magacaabay saddex wasiir, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska raysulwasaaraha. Saalax Axmed Jaamac oo horey u ahaa wasiirka shaqada iyo […]

Somalia

Ciidamada booliiska Soomaaliya oo qabtay keyd hub oo Al-Shabaab ku lahayd duleedka Muqdisho

April 7, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa qabtay keyd hub oo ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Muqdisho. Saraakiisha ciidamada booliiska ayaa sheegay in keydka hubka laga helay god kuyaala deegaanka Ceelasha Biyaha, oo kuyaala duleedka […]

Puntland

Madaxweyne Deni: Dilkii Paul waxa uu u soo jiiday Puntland dhaawac aad u badan

April 6, 2019 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa sheegay in dilkii Paul uu Puntland u soo jiiday sumcad daro. “Dilkii Paul waxa uu u soo jiiday Puntland dhaawac aad u badan, waxa uu ka hor istaagay mashaariic […]

Somalia

Mareykanka oo qirtay in labo qof oo shacab ah ay ku dileen duqeyn ka dhacday gudaha Soomaaliya sanadkii 2018

April 5, 2019 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Taliska ciidamada Mareykanka ayaa maanta oo Jimce ah qirtay in labo qof oo shacab ah ay ku dileen duqeyn ka dhacday gudaha Soomaaliya sanadkii 2018. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa bayaan ay […]

Somalia

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya oo la magacaabay

April 4, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah magacowday guddoomiyaha bangiga dhexe. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa loo magacaabay guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya. Magacaabista ayaa waxaa soo jeedisay Wasaaradda Maaliyadda waxaana meelmariyay golaha […]

Somalia

Wasiiradda arrimaha dibada Soomaaliya iyo Kenya oo isku afgartay in ay dib u soo celiyaan safiiradoodii u kala fadhiyay labada dal

April 3, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa dhiggiisa dalka Kenya Monica Juma maanta oo Arbaco ah kulan kula yeeshay magaalada Nairobi. Labada wasiir ayaa ka wadahadlay sidii loo soo celin lahaa xiriirka […]

Posts navigation

« 1 … 3 4 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay

    August 9, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka cusub ee maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta oo Talaado xilka kala wareegay wasiirkii hore Cabdiraxmaan Bayle Ducaale, iyadoo uu goobjoog ahaa Raysulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Bayle ayaa xilka [...]
  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Dadka Soomaaliyeed oo u isku diyaarinaya Ciida

    July 5, 2016 0
    Garoowe-(Puntland) Dadka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya dabaaldaga Ciidul Fidriga, iyadoo ay dhamaatay bishii Soonka ee Ramadaan. Caasimada Puntland, Garoowe, dadka ayaa ku mashquulsan diyaargarowga damaashaadka Ciida iyadoo ay suuqyada yihiin kuwo aad [...]
  • Ciidamadda badda Shiinaha oo saddex burcadbadeed ah ku wareejiyay Puntland

    May 6, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Markab uu Shiinuhu leeyahay ayaa saddex nin oo burcadbadeed looga shaki qabo ku wareejiyay haayadaha dowladda ee Puntland shalay oo Jimce ahayd, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters oo soo xiganaysa saraakiil [...]
  • Puntland oo u diyaargaroobaysa dabaaldega sanadgeeradeeda 21-aad

    July 28, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa isku diyaarinaysa dabaaldega sanadgeeradeeda 21-aad ee asaaska dowladnimadeeda oo ku beegan 1-da Agoosto. Garoowe oo ah caasimada Puntland ayaa waxaa ka socda diyaargaroowga ugu balaaran iyadoo labo beri ay ka harsanyihiin [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions