• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ June 25, 2022 ] Golaha DFS oo si aqlabiyad leh u ansixiyay raysulwasaaraha cusub Xamsa Cabdi Bare Somalia
  • [ June 23, 2022 ] Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta Somalia
  • [ June 21, 2022 ] Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab Puntland
  • [ June 15, 2022 ] Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub Somalia
  • [ June 15, 2022 ] Kalfadhiga 50-aad ee baarlamaanka Puntland oo ka furmay Garoowe Puntland
Home2019April

Month: April 2019

English News

U.S. Killing of IS Deputy Seen Blunting Attacks in Puntland

April 16, 2019 Puntland Mirror 0

The U.S.’s killing of the deputy leader of an Islamic State faction in Somalia’s Puntland will blunt the group’s ability to carry out further attacks in the semi-autonomous region that sits near a key shipping […]

Puntland

Mareykanka oo cadeeyay in hoggaamiye ku xigeenkii maleeshiyada ISIS lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Bari

April 15, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa cadeeyay in hoggaamiye ku xigeenkii maleeshiyada ISIS lagu dilay duqeyn diyaaradeed. “Iyada oo lala kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dadaalkeeda ku aadan in la dhimo dhibbaatada ururada argagixisada, […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Dubai kulan kula yeeshay masuuliyiinta shirkada DP World

April 15, 2019 Puntland Mirror 0

Dubai-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Dubai kulan kula yeeshay masuuliyiinta sare oo katirsan shirkada DP World. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, kulanka ayaa […]

Puntland

Puntland oo sheegtay in ku xigeenkii Cabdulqaadir Muumin lagu dilay duqeyn

April 14, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Hoggaamiye ku xigeenkii maleeshiyada ISIS ee Puntland ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Bari, sida uu sheegay wasiirka amniga Puntland. Cabdisamad Maxamed Galan, oo ah wasiirka amniga Puntland ayaa idaacada VOA qaybteeda […]

Somalia

Odayaasha dhaqanka Mandheera oo Al-Shabaab kala hadlaya in ay sii deyso labo dhakhtar oo u dhashay Cuba

April 13, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka ee deegaanka Mandheera ayaa Soomaaliya u yimid si ay wadaxaajood ula yeeshaan dhiggooda Soomaaliya si loo sii daayo dhakhaatiir u dhashay dalka Cuba oo ay afduubteen maleeshiyada Al-Shabaab. Sida uu ku […]

Somalia

Labo maleeshiyo oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gobolka Shabeellaha Hoose

April 12, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Soomaaliya. Duqeynta ayaa Khamiistii ka dhacday deegaan kuyaala gobolka Shabeellaha Hoose, sida taliska Mareykanka ee Afrika ay bayaan ku […]

East Africa

Koox looga shaki qabo Al-Shabaab oo labo dhakhtar oo u dhashay Cuba ku afduubatay deegaanka Mandheera

April 12, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo aan la garanayn ayaa afduubtay labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba waxayna dileen askari booliis ah meel u dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, sida ay ku warameen […]

Puntland

Gobolada Puntland oo laga roob doonay

April 11, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Gobolada Puntland ayaa maanta oo Khamiis laga oogay salaada roob doonta kadib markii dowladu ay iclaamisay. Garoowe, boqolaal qof ayaa isugu tagay duleedka waqooyi ee magaalada iyaga oo halkaas ku oogay saalada. Madaxweyne […]

Africa

Ciidamada milatariga Suudaan oo sheegay in ay xukunkii ka rideen madaxweyne Cumar Al-Bashiir

April 11, 2019 Puntland Mirror 0

Khartoum-(Puntland Mirror) Kadib ku dhawaad 30 sanno oo uu awooda heystay, madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir ayaa xilkii laga qaaday lana xiray, sida uu sheegay wasiirka gaashaandhiga. Isaga oo ka hadlayay taleefishinka dowladda, wasiirka gaashaandhiga Awad […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay masuuliyiin sare oo katirsan Rukta Ganacsiga Abu Dhabi

April 10, 2019 Puntland Mirror 0

Abu Dhabai-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay masuuliyiin sare oo katirsan Rugta Ganacsiga Abu Dhabi. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, […]

Posts navigation

« 1 2 3 4 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Bankiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan oo wax looga qabanayo abaarta

    June 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Bankiga Adduunka ayaa Soomaaliya u ansixiyay $143 milyan si wax looga qabto dadaalada ka jawaabista abaarta, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Bankiga Adduunka. “Xaaladdu waa mid murugo leh, Bankiga Adduunkana waxa uu [...]
  • Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso oo dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab

    June 21, 2022 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Maxkamada darajada kowaad ee Boosaaso ayaa maanta oo Talaado ah dil ku xukuntay afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dilal qorshaysan ka fuliyeen magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha [...]
  • Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xamza Cabdi Bare u magacaabay Raysulwasaare cusub

    June 15, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xamza Cabdi Bare u magacaabay raysulwasaaraha cusub ee dalka. Magacaabista oo gelinkii dambe ee Arbacada laga sii daayay taleefishinka, ayaa madaxweynuhu kaga dhawaaqay raysulwasaaraha cusub, isagoona u [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Unknown gunmen kill Puntland police officer in Bosaso

    August 9, 2017 0
    Bosaso-(Puntland Mirror) Unknown gunmen killed the deputy commander for Bosaso’s central police station, security official said. A police officer, Mohamed Hassan told Puntland Mirror that the gunmen shot dead Abdi Dhere near the central police [...]
  • Puntland oo ku dhawaaqday liiska u tartamayaasha aqalka sare ee dowlada federaalka Soomaaliya

    October 8, 2016 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Dowlada Puntland ayaa caawa oo Sabti ah ku dhawaaqday liiska xubnaha aqalka sare ee u matalaya dowlada federaalka Soomaaliya. Xubnaha oo ka kooban 11 xubnood  ayaa waxaa la tartamaya 11 xubood oo kale. [...]
  • Dowladda Puntland oo sheegtay in 4,000 booyadood oo biyo ah la gaarsiin doono dadka ay abaartu saameysay

    January 14, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah magaalada Boosaaso ku qabatay barnaamijka labaad ee biyo dhaanka gurmadka abaaraha. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli  Maxamed Cali oo kulanka lagu daahfurayay baarnaamijka labaad ee biyo dhaamiska ah [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions