Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Sucuudiga u qaabilsan Soomaaliya
Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado kulan la yeeshay safiirka Sucuudiga u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay xarunta safaarada ee magaalada Nairobi ee Kenya, ayaa madaxweyne Deni iyo […]