Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo madaafiic isku weydaarsaday meel u dhow Tukaraq
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa subaxnimadii saakay oo Isniin ah madaafiic isku weydaarsaday meel u dhow tuulada Tukaraq ee gobolka Sool, ilo-wareed katirsan ciidamada Puntland, oo codsaday in magaciisa aan la sheegin, ayaa […]