• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2018May

Month: May 2018

English News

At least 2 killed in Somaliland’s murderous assault on civilians in Lasanod town

May 29, 2018 Puntland Mirror 0

Lasanod-(Puntland Mirror) On 28 May 2018 a peaceful demonstration in Lasanod town turned into violence when Somaliland authorities responded with the use of disproportionate atrocious force and live ammunition against the civilian demonstrators. Large crowds of […]

Puntland

Mudaharaad looga soo horjeedo joogitaanka Somaliland oo ka dhacay magaalada Laascaano

May 28, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Boqolaal qof ayaa ka qeybgalay mudaharaad ka dhacay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, sida uu baahiyay taleefishinka dowladda Puntland ee PL TV. Mudaharadayaasha ayaa sheegay in aysan taageersanayn maamulka Somaliland, aysana dooneyn in […]

Puntland

Puntland oo sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan qayb ka aheyn dagaalka Tukaraq

May 27, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan qayb ka aheyn dagaalka Tukaraq. Bayaan kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri: “dowladda Puntland waxay cadeynaysaa in dowladda federaalka Soomaaliya aysan qayb ka ahayn […]

Somalia

Raysulwasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Itoobiya kulan kula yeeshay Addis Ababa

May 27, 2018 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo dhiggiisa Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya. Labada masuul ayaa ka wadahadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal, sida ay […]

Puntland

Madaxweyne Farmaajo oo markale codsaday in la joojiyo dagaalka Tukaraq

May 25, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku celiyay in la joojiyo dagaalka Tukaraq. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta oo Jimce ah ka hadlayay masjid kuyaala Muqdisho ayaa yiri: “Waxaan rabaa inaan […]

Somalia

Xaalada deegaanka Tukaraq oo degan

May 25, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wax dagaal ah kama uu jiro deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool maanta oo Jimce ah, sida ilo-wareedyo ciidamada katirsan ay sheegeen. Xaalada deegaanka ayaa degan mana ay jiraan wax iska hor imaad ah […]

Puntland

Mareykanka oo sheegay in 10 maleeshiyo oo Al-Shabaab ah ay ku dileen duqeyn ka dhacday meel u dhow Muqdisho

May 24, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 10 maleeshiyo oo katirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku geystay, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika maanta oo Khamiis ah. Weerarka ayaa Arbacadii ka dhacay meel […]

English News

10 Al-Shabab militants killed in airstrike near Mogadishu, U.S. says

May 24, 2018 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) At least 10 Al-Shabab militants killed in U.S. airstrike, U.S. Africa Command said in a statement on Thursday. The attack happened about 15 miles southwest of Mogadishu on Wednesday, according to U.S. Africa […]

Puntland

Dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland oo qaboobay

May 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland ee deegaanka Tukaraq ayaa qaboobay, sida ilo-wareedyo ciidamada katirsan ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo waramay in khasaare weyn uu ka dhashay […]

English News

Heavy fighting between Puntland and Somaliland forces erupts in Tukarak

May 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) A heavy fighting between the forces of Puntland and Somaliland erupted in Tukarak area of Sool region on Thursday morning, military sources confirmed to Puntland Mirror. There are several soldiers from Puntland and […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 8 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Wasiirka Amniga Puntland oo shacabka ka codsaday in ay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan nabadgelyada

    June 29, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa ugu yeeray dadka Puntland in ay si wadajir ah u la shaqeeyaan dowladda si loo soo afjaro falalka argagixisanimada ah ee gobolka ka jira. Isaga [...]
  • Ciidamada Puntland oo Wasiirka Gaashaandhiga maamulka Somaliland u diiday in uu tago magaalada Baran

    May 20, 2018 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland ee kuu sugan gobolka Sanaag ayaa u diiday Wasiirka Gaashaandhiga maamulka Somailiand in uu tago magaalada Baran, sida ay sheegeen ilo-wareedyo madaxtooyada katirsan. Ilo-wareedyo madaxtooyada Puntland katirsan ayaa warsidaha Puntland Mirror [...]
  • Somaliland will pay heavy price for aggressive attack on Puntland territory, President Abdiweli says

    January 10, 2018 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President has vowed that Somaliland “will pay a heavy price” for its aggressive attack on Puntland territory. Speaking at press conference held at presidential place Wednesday, Abdiweli Mohamed Ali said: “Puntland is [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions