Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub oo uu soo dhisay Raysulwasaare Khayre
Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Raysulwasaare Xasan cali Khayre. 241 xildhibaan ayaa fadhiyay kulanka baarlamaanka, 224 ayaa cod gacantaag ah ku ogolaaday […]