Odayaasha dhaqanka magaalada Garoowe oo xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne Cabdiweli
Garoowe-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka magaalada Garoowe ayaa xalay oo Axad ahayd fiidkii Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali kula kulmay madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Kulanka ayaa waxaa looga wadahadlay arrimo kala duwan oo ay kamidyihiin ammaanka iyo […]