Puntland oo shaybaar cilmiyeedka dambiyada ee ugu horeeyay ka sameysay gudaha magaalada Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa shaybaar cilmiyeedka dambiyada ka sameysay gudaha magaalada Garoowe, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Puntland. Shaybaarka ayaa baari doona oo kala saari doona dambiyada iyada oo loo marayo qaab saynis ah, sida ay […]