Ciidanka Badda Puntland oo qabtay dooni hub siday
Boosaaso-(Puntland Mirror) Ciidanka Badda ee Puntland (PMPF) ayaa qabtay hub ka yimid Yemen oo u socday Soomaaliya, sida ilo-wareed katirsan PMPF uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Sargaal katirsan PMPF oo codsaday in aan magaciisa […]