Madaxweyne Cabdiweli oo Puntland kusoo noqday kadib gudashada xajka
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Jimce ah dib ugu soo laabtay magaalo xeebeedka Boosaaso kadib bil ku dhawaad oo uu ku maqnaa Sucuudi Caraabiya isaga oo gudanayay waajibaadka xajka. Madaxweyne […]