Ugu yaraan saddex qof oo ku dhimatay qaraxyo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Labo qarax ayaa caawa oo Jimce ah ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana qaraxyadaas daba socday rasaas, ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday, sida uu sheegay sargaal katirsan booliiska. Qaraxa kowaad […]