Milatariga Mareykanka oo sideed duqeymood ka geystay gudaha Soomaaliya tan iyo 2018
Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa gudaha Soomaaliya ka geystay sideed duqeymood oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab tan iyo sanadkan 2018, sida ay muujineyso xogta warbaahinta The Bureau Investigative Journalism. Duqeyntii ugu horeysay ee Mareykanku […]