Dhismaha derbiga xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya oo si kumeelgaar ah loo joojiyay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dhismaha debiga xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa si kumeelgaar ah loo joojiyay. Guddoomiyaha Mandheera ee Kenya Cali Rooba iyo guddoomiyaha Gedo ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Maxamed ayaa maanta oo Jimce ah […]