Madaxweyne Farmaajo oo Xasan Shiikh kula kulmay Turkiga
Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku kulmay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, sida uu boggiisa Twitter-ka ku sheegay Farmaajo. “Waxaan la kulmay madaxweynihii hore […]