Koox aan la garanayn haybtooda oo shan macalin Quraan ku dishay gobolka Shabeellaha Dhexe

Meydka macalimiinta. [Isha Sawirka: Facebook]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Koox aan la garanayn haybtooda ayaa shan macalin Quraan ku dishay deegaanka Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo dadka deegaanka ah.

Macalimiinta ayaa ku jiray subac markii uu dilku dhacay, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*