• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo agaasimaha cusub u magacaabay madaxtooyadda Somalia
  • [ May 23, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay Somalia
  • [ May 19, 2022 ] Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay? Somalia
  • [ May 17, 2022 ] Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya Somalia
  • [ May 16, 2022 ] Madaxweyne Biden oo meelmariyay in markale ciidamada Mareykan ah dib loogu diro Soomaaliya Somalia
Home2020September

Month: September 2020

Somalia

Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku dhawaaqay in uu u tartami doono madaxweynenimo

September 13, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu u tartami doono madaxweynenimo, isagoo la loolami doona madaxweynaha hadda xilka haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo afartiisa sanno […]

Somalia

Hoggaamiyaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle oo ku wajahan Muqdisho si ay uga qeybgalaan kulanka DFS

September 9, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa la filayaa in ay yimaadaan magaalada Muqdisho si ay uga qeybgalaan kulan lala yeelanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan madaxtooyada Soomaaliya. […]

Somalia

Maleeshiyada Al-Shabaab oo si kooban u qabsatay magaalada Balcad

September 8, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa subaxnimadii hore Talaadada qabsatay magaalada Balcad, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo ilo-wareedyo katirsan haayadaha ammaanka. Sida ay ilowareedyadu sheegeen, maleeshiyada ayaa markii ay soo gashay magaalada waxay weerar ku […]

Somalia

Askar katirsan ciidanka Danab oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Jubbaland

September 7, 2020 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan askari oo katirsan ciidanka Danab ayaa lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Jubbaland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan laamaha ammaanka. Weerarka ayaa maanta oo Isniin ah ka dhacay […]

Somalia

Kulan hordhac ah oo u dhaxeeya Madaxweynah Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ka socda Muqdisho

September 5, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan hordhac ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hadda ka socda xarunta madaxtooyada Soomaaliya, sida ay sheegeen ilo-wareedyo katirsan madaxtooyada Puntland. Kulanka […]

Puntland

Ammaanka magaalada Gaalkacyo oo soo hagaagaya

September 3, 2020 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa soo hagaagayay bilihii dhawaa ee la soo dhaafay kadib markii Dowladda Puntland ay ciidamo kala duwan ay geysay halkaas. Ciidamada ayaa fashiliyay weeraro waxayna ay hoos u dhigeen khataro […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo wadahadal la yeelan doono madaxda Puntland iyo Jubbaland

September 2, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa maanta oo Arbaco ah in uu wadahadal la yeelan doono Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ka ag dhow dowladda. Madaxweynaha […]

Puntland

Madaxweyne Deni oo safarkiisii ugu horeeyay tan iyo markii uu xilka qabtay ku tagay Muqdisho

September 1, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah ka degay magaalada Muqdisho, taasoo noqoneysa safarkiisa kowaad ee ku tago caasimada Soomaaliya tan iyo markii uu xafiiska qabtay bishii Janaayo 2019. […]

Posts navigation

« 1 2

Follow on Facebook

Most Read

  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo xafiiska la wareegay

    May 23, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah xafiiska u kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kadib munaasibad lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa [...]
  • Muxuu Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya diiradda saari doonaa 100 maalmood ee u horeeyay?

    May 19, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa in asbuuca soo socda uu la wareegi doono xafiiska, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror. Madaxweynaha [...]
  • Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo soo dhaweeyay in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya

    May 17, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha cusub ee la doortay ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay go’aanka uu dhiggiisa Mareykanka Joe Biden ku amray in dib ciidamada Mareykanka loogu soo celiyo gudaha Soomaaliya si ay ula [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan oo isku soo dhiibay Puntland

    April 30, 2018 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan ayaa isku soo dhiibay Puntland, taleefishinka dowladda ee PL TV ayaa ku waramay fiidnimadii Axada. Ciidanka isa soo dhiibay ayaa waxaa deegaanka Har-wanaag ee gobolka [...]
  • 13 maleeshiyo oo katirsan ISIS oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland

    May 9, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) 13 maleeshiyo oo katirsan ISIS ayaa lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay gudaha Puntland, sida taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) ay bayaan ku sheegeen maanta oo Khamiis ah. Duqeynta ayaa Arbacadii ka [...]
  • At last six soldiers killed after suicide bomber hit military camp in the outskirts of Mogadishu

    April 10, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) At least six Somali government soldiers were killed after a suicide bomber has blown himself up at a military camp in the outskirts of Mogadishu, security sources say. The bomber dressed in a military [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions