• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2019September

Month: September 2019

English News

Puntland President appoints new chief of intelligence and security service

September 24, 2019 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Puntland President Said Abdullahi Deni has appointed a new chief of intelligence and security service. Mukhtar Mohamed Hassan was appointed as the new chief of intelligence and security service, according to a decree […]

Somalia

Haayada duulista hawada Soomaaliya oo mamnuucday duulimaadyada Kismaayo laga bilaabo 23 September ilaa 26

September 23, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Haayada duulista hawada Soomaaliya ayaa mamnuucday dhammaan duulimaadyada Kismaayo laga bilaabo 23 September ilaa 26, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay haayada maanta oo Isniin ah. Qoraalka laguma sheegin sababta keentay in […]

Somalia

Puntland oo cambaaraysay is-hortaaga socdaal ee lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed

September 22, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa bayaan ay soo saartay ku cambaaraysay is hortaaga socdaal ee lagu sameeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. “Falka ay dowladda federaalka Soomaaliya kula kacday madaxweynihii hore ee […]

Puntland

Ciidamado katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland oo tababar loo soo xiray

September 22, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan ayaa maanta oo Axad tababar u soo xiray ciidamo. Ciidamada oo katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland oo tiradoodu tahay 250 askari ayaa muddo sideed bilood ah tababar […]

English News

Iranian held by Somali pirates since 2015 freed

September 22, 2019 Puntland Mirror 0

An Iranian sailor held hostage by Somali pirates was dying of malnutrition, a former British army officer who helped negotiate his release told Reuters on Sunday. Three other Iranian hostages remain in Somalia. “This guy […]

Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka qeybgalaya shirka hoggaamiyaasha caalamka ee Qaramada Midoobay

September 22, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah u safray magaalada New York ee dalka Mareykanka si uu uga qeybgalo shirka sanadlaha ah ee hoggaamiyaasha caalamku ay ku yeelan […]

Somalia

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga dhismaha guddiyada madaxa-bannaan ee ka la dagaallanka musuqmaasuqa

September 21, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah saxiixay sharciga dhismaha guddiyada madaxa-bannaan ee ka la dagaallanka musuqmaasuqa heer federaal iyo heer dowlad goboleed. Hadal uu jeediyay kadib saxiixa […]

Somalia

Miisaaniyada Soomaaliya oo dib u eegis lagu samaynayo kadib koror 13%

September 20, 2019 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Soomaaliya ayaa meelmariyay dib u eegis lagu sameeyay miisaaniyada 2019 kadib markii la qiyaasay dakhli badan oo gudaha ah, sida ay ku warantay wakaalada caalamiga ah ee ka faalooda dhaqaalaha ee […]

English News

Somalia Revises 2019’s Budget Upward by 13% to $390 Million

September 20, 2019 Puntland Mirror 0

Somalia’s cabinet approved a revised budget for 2019 after projecting higher domestic revenue, according to Finance Minister Abdirahman Dualeh Beileh. The government expects to spend $390 million, compared with a previous estimate of $344 million, […]

Puntland

Saddex askari oo katirsan ciidamada Puntland oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay buuraha Galgala

September 19, 2019 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Saddex askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay qarax miinada dhinaceeda lagu aaso oo ka dhacay buuraha Galgala maanta oo Khamiis ah, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ciidamada katirsan. Qaraxa ayaa ka dhacay […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • We are ready for Dadaab refugees, Somalia President Mohamoud says

    June 8, 2016 0
    Somalia President Hassan Sheikh Mohamoud says his country is ready to receive refugees from the Dadaab camp so they can participate in nation building. Speaking at a joint press conference with President Uhuru Kenyatta at [...]
  • Ugu yaraan labo askari oo katirsan ciidamada Puntland oo ku dhaawacmay is-rasaasayn dhexmartay burcadbadeeda oo ka dhacday deegaan xeebeed u dhow Caluula

    March 16, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo askari oo katirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhaawacmay kadib markii ay rasaas is-weydaarsadeen burcadbadeeda kuwaasoo markab ganacsi ku afduubtay xeebta degmada Caluula ee gobolka Bari asbuucaan horaantiisii, sida uu sheegay [...]
  • Caasimada Puntland ee Garoowe oo soo jiidatay maalgeliyeyaasha

    January 26, 2017 0
    Garoowe waa xarunta gobolka Nugaal iyo caasimada dowladda Puntland ee Soomaaliya. Magaaladu waxay kamidtahay magaalooyinka ugu balaaran Soomaaliya uguna dadka badan. Garoowe waxa ay kutaalaa bartamaha gobolada Puntland, magaalada ayaa si xowli ah u koreysa. [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions