Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay masuuliyiin sare oo katirsan Rukta Ganacsiga Abu Dhabi

Madaxweynaha Puntland oo Dubai kulan kula yeeshay masuuliyiin katirsan Rugta Ganacsiga Dubai. [Xigashada Sawirka: Puntland State House]
Abu Dhabai-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Abu Dhabi kulan kula yeeshay masuuliyiin sare oo katirsan Rugta Ganacsiga Abu Dhabi.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha maalgashiga iyo xiriirka ganacsiga.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa asbuucaan safarkiisii ugu horeeyay ee dibada ah ku tagay dalka Isutaga Imaaraatka Carabta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*