• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 24, 2021 ] Puntland oo sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim u tahahy xal ka gaarista doorashooyinka Soomaaliya Somalia
  • [ February 23, 2021 ] Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19 Somalia
  • [ February 21, 2021 ] Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho Somalia
  • [ February 18, 2021 ] Somalia-Kenya Oil and Gas exploration within the disputed maritime zones: Legal Framework Opinion
  • [ February 17, 2021 ] Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya Somalia
HomeAfrica

Africa

Africa

WHO oo ka digtay in 200,000 ay coronavirus ugu dhiman karaan gudaha Afrika

May 9, 2020 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Cudurka safmarka ah ee coronavirus ayaa ku dili kara 190,000 qaarada Afrika labo iyo tobanka bilood ee soo socda, sida lagu sheegay daraasad ay sameysay Haayada Caafimaadka Adduunka ee WHO. Daraasada WHO ayaa […]

Africa

Raysulwasaaraha dalka Suudaan oo ka badbaaday isku day dil

March 9, 2020 Puntland Mirror 0

Khartoum-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha dalka Suudaan Abdalla Hamdok ayaa ka badbaaday isku day dil oo lala beegsaday kolonyo la socotay maanta oo Isniin ah gudaha caasimada Khartuum, sida ay ku warantay wakaalada wararka Reuters, oo soo […]

Africa

Ciidamada milatariga Suudaan oo sheegay in ay xukunkii ka rideen madaxweyne Cumar Al-Bashiir

April 11, 2019 Puntland Mirror 0

Khartoum-(Puntland Mirror) Kadib ku dhawaad 30 sanno oo uu awooda heystay, madaxweynaha Suudaan Cumar Al-Bashiir ayaa xilkii laga qaaday lana xiray, sida uu sheegay wasiirka gaashaandhiga. Isaga oo ka hadlayay taleefishinka dowladda, wasiirka gaashaandhiga Awad […]

Africa

Ma jirto cid ka badbaaday burburka diyaarada Ethiopian Airlines

March 10, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Diyaarad rakaab oo ay lahayd shirkada Ethiopian Airlines ayaa burburtay, waxaana ku dhintay dhammaan dadkii saarnaa oo dhan 157 qof. Rakaabka ayaa ka soo jeeday 33 dal oo ay kamidyihiin Kenya, Itoobiya, […]

Africa

Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines oo burburtay

March 10, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines ayaa burburtay iyada oo ku sii jeeday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Diyaradda ayaa ku burburtay meel u dhow magaalada Bishoftu, oo 62 kiilomitir dhanka koonfur-bari […]

Africa

Muhammadu Buhari oo markale loo doortay madaxweynaha Nayjeeriya

February 27, 2019 Puntland Mirror 0

Abuja-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa makale loo doortay afar–sanno, natiijada kama dambaysta ah ee doorashada ayaa muujinaysa, inkastoo aan weli si rasmi ah loo faafin. 76-sanno jirka ayaa ka adkaaday ninka la […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo laga helay xanuunka COVID-19

    February 23, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa laga helay xanuunka COVID-19 waxaana uu ku karantiilanyahay dalka Burundi. “Maalintii sideedaad ayaan ku jiraa karantiil dalka Burundi oo aan umid shir maxaa yeelay waxaa igu [...]
  • Duulimaadyada caalamiga ah oo dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho

    February 21, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Duulimaadyadii caalamiga ahaa ayaa dib uga bilaabmay garoonka diyaaradaha Muqdisho kadib markii si ku meel gaar ah loo hakiyay sababo rabshado ka dhacay magaalada asbuucii hore dartood. Diyaaradaha Turkish Airlines iyo Uganda Airlines [...]
  • Xanuunka COVID-19 oo soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya

    February 17, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Xanuunka COVID-19 ayaa soo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Sagaal qof ayaa u geeriyootay fayruska halka 100 kiis oo cusub la helay 24-kii saac ee la [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Kidnapped two men released in Garowe

    April 10, 2018 0
    Garowe-(Puntland Mirror) Two men kidnapped by local men in Garowe last month have been released, traditional leader said on Tuesday. The two men are from Burco town of Somaliland and kidnapped by local men who [...]
  • Madaxweynaha Jubbaland oo heshiis la galay siyaasiyiin mucaaradsanaa

    April 23, 2020 0
    Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan iyo madaxweynayaasha-ismagacaabay Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Cabdinaasir Seerar Maax ayaa maanta oo Khamiis ah gaaray heshiis si ay u soo afjaraan khilaafkooda. Hoos ka akhriso bayaanka [...]
  • Golaha Wasiiradda Puntland oo aqbalay ka qaybgalka shirka Kismaayo

    October 5, 2017 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Golaha Wasiiradda Puntland ayaa aqbalay ka qaybgalka shirka Kismaayo ee u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe. Golaha wasiiradda Puntland ayaa bayaan ku sheegay kadib kulankoodii asbuuclaha ahaa oo Boosaaso ka dhacay in [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions