• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ September 19, 2023 ] Midowga Yurub oo si joogto ah u hakiyay gaargaarka Soomaaliya kadib markii UN ay heleen musuqmaasuq baahsan Somalia
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ September 30, 2023 ] Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day” English News
  • [ September 30, 2023 ] Guuleed Saalax: Hal maalin laguma dari karo xukunka xukuumada Deni Somalia
  • [ September 28, 2023 ] Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland Puntland
  • [ September 28, 2023 ] Somalia’s Foreign Minister Considering Running for Puntland Presidency, Sources Say English News
HomeEast Africa

East Africa

East Africa

Milatariga Mareykanka oo xaqiijiyay in saddex qof oo Mareykan ah lagu dilay weerarkii saldhiga Kenya

January 6, 2020 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Saddex Mareykan ah oo mid yahay askari labo kalena tahay qandaraaslayaal ayaa lagu dilay weerarkii ka dhacay saldhiga Lamu ee dalka Kenya Axadii, sida ay sheegeen milatariga Mareykanka. Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) […]

East Africa

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaala Kenya

January 5, 2020 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa subaxnimadii Axada weerar ku qaaday saldhig kuyaala gobolka Lamu ee dalka Kenya kaasoo ay isticmaali jireen ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya, sida ilo-wareedyo milatari ay u sheegeen wakaalada wararka Reuters. […]

East Africa

Uganda Airlines oo dib u bilowday adeegyadii duulimaadyada 20 sanno kadib

August 28, 2019 Abdi Omar Bile 0

Kampala-(Puntland Mirror) Diyaaradda Uganda ayaa shalay oo Talaado ahayd dib u bilowday adeegyadii duulimaadyada, iyada oo safar ku tagtay dalka deriska ah ee Kenya. Diyaaradda oo ay dowladdu leedahay ayaa la bilaabay sanadkii 1976 xilligii […]

East Africa

Sargaalkii hoggaaminayay inqilaabkii fashilmay ee Itoobiya oo la dilay

June 24, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Sargaalka looga shaki qabo in uu ka dambeeyay isku daygii inqilaabkii fashilmay ee gobolka Amxaara ee Itoobiya ayaa waxaa dilay ciidanka booliiska, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Janaraal Asaminew Tsige ayaa lagu […]

East Africa

Taliyihii ciidamada Itoobiya Janaraal Seare Mekonnen oo ilaaladiisu toogasho ku dishay

June 23, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Taliyihii ciidamada dalka Itoobiya Janaraal Seare Mekonnen ayaa ilaaladiisu toogasho ku dishay gudaha caasimada Addis Ababa, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska raysulwasaaraha Itoobiya. Isku day afgembi oo ka dhacay gobolka Amxaara […]

East Africa

Madaxweynihii maamul goboleedka Amxaarada ee dalka Itooboya oo lagu dilay inqilab fashilmay

June 23, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynihii maamul goboleedka Amxaarada ee dalka Itooboya ayaa la dilay, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Itoobiya. Ambachew Mekonnen iyo la tayilihiisa ayaa lagu dilay isku day afgembi oo ka dhacay caasimada maamul goboleedka […]

East Africa

Koox looga shaki qabo Al-Shabaab oo labo dhakhtar oo u dhashay Cuba ku afduubatay deegaanka Mandheera

April 12, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Niman hubeysan oo aan la garanayn ayaa afduubtay labo dhakhtar oo u dhashay dalka Cuba waxayna dileen askari booliis ah meel u dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya, sida ay ku warameen […]

Africa

Ma jirto cid ka badbaaday burburka diyaarada Ethiopian Airlines

March 10, 2019 Puntland Mirror 0

Addis Ababa-(Puntland Mirror) Diyaarad rakaab oo ay lahayd shirkada Ethiopian Airlines ayaa burburtay, waxaana ku dhintay dhammaan dadkii saarnaa oo dhan 157 qof. Rakaabka ayaa ka soo jeeday 33 dal oo ay kamidyihiin Kenya, Itoobiya, […]

East Africa

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in weerarkii hutel Dusit ee Nairobi lasoo afjaray

January 16, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in dhammaan nimankii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday huteel kuyaala Nairobi la dilay lana soo afjaray 19-saacadood oo ay haysteen. Hadal uu taleefishinka qaranka ka jeediyay, […]

East Africa

Huteel kuyaala magaalada Nairobi oo weerar lagu qaaday

January 15, 2019 Puntland Mirror 0

Nairobi-(Puntland Mirror) Huteel kuyaala caasimada dalka Kenya ee Nairobi ayaa weerar lagu qaaday galabta oo Talaado ah. Ugu yaraan labo qarax iyo rasaas ayaa laga maqlay xarun kutaala degmada Westland ee magaalada Nairobi, halkaas oo […]

Posts navigation

1 2 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Qeyb kamid ah Puntland oo la sadaaliyay in ay heli doonana roobab dhex-dhexaad ah

    September 28, 2023 0
    Saadaadha roobka. [Xigashada Sawirka: IMC] Garoowe-(Puntland Mirror) Roobab dhexdhexaad ah ayaa laga filayaa deegaano ka tirsan Puntland inta u dhaxaysa 27-ka September ilaa 3-da October, sida ay sheegtay xarunta IMC. Degmooyinka sida Jariiban laga yaabo [...]
  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo filaya inuu u tartamo Madaxweynaha Puntland

    September 28, 2023 0
    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse. [Xigashada: Facebook/Abshiromarjama] Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac oo loo yaqaan Abshir Cumar Huruuse ayaa laga yaabaa in uu ku dhawaaqo hamigiisa ah in uu [...]
  • Ciidamada booliiska Puntland oo xubin sare oo katirsan Daacish ku soo qabtay howlgal ka dhacay gobolka Bari

    September 27, 2023 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada booliiska Puntland ayaa soo qabtay xubin sare oo katirsan kooxda Daacish/ISIS oo lagu magacaabo Axmed Xuseen Ibraahim kadib howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Uffeyn ee gobolka Bari, sida ay ciidamada [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somalia’s president recently held first-ever meeting with Israeli PM

    July 5, 2016 0
    Prime Minister Benjamin Netanyahu recently met with the president of Somalia in a first high-level contact between the two countries, a source close to the Somali leader told The Times of Israel. Israel does not [...]
  • Xabad joojin ka jirta caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba

    July 12, 2016 0
    Xabad joojin ayaa u muuqata in ay ka jirto caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba, kadib afar beri oo dagaal culus uu dhacayay. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamo kala taageersan Madaxweyne Salva Kiir iyo ku-xigeenkiisa Riek [...]
  • Fierce fighting between Galmudug militias and Al-Shabab erupts in Mudug region

    February 15, 2017 0
    Galkayo-(Puntland Mirror) Heavy battle has broken out in Amara village of Mudug region, sources say. The battle between Galmudug militias backed by Somali federal government forces and Al-Shabab fighters started on Wednesday morning. According to [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions