Golaha wasiiradda Puntland oo sheegay in Somaliland aysan sii joogi doonin dhulka Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa fariin digniin ah u dirtay Somaliland in ay joojiso dhaqdhaqaaqyada ciidan ee ay ka wado gobolka Sool, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay shirka asbuuclaha ah ee golaha wasiiradda. Golaha wasiiradda […]