Wasiirkii hore ee gaashaandhiga oo loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah Maxamed Mursal Cabdirixmaan u doortay guddoomiyaha baarlamaanka. Maxamed Mursal ayaa helay 147 cod, halka Ibraahim Isaaq Yarow oo la tartamayay uu helay 118 cod. […]