Taliyeyaasha AMISOM oo ka walaacsan diyaargaroowga ciidamada Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Taliyeyaasha howlgalka milatariga Afrika ee AMISOM ayaa ka walaacsan diyaargaroowga ciidamada Soomaaliya marka ay baxaan. “SNA waa kuwo si fiican u tababaran laakiin aan si wanaagsan u diyaarsaneyn in ay la wareegaan ammaanka,” […]