Mudaharaad looga soo horjeedo joogitaanka Somaliland oo ka dhacay magaalada Laascaano
Garoowe-(Puntland Mirror) Boqolaal qof ayaa ka qeybgalay mudaharaad ka dhacay magaalada Laascaano ee gobolka Sool, sida uu baahiyay taleefishinka dowladda Puntland ee PL TV. Mudaharadayaasha ayaa sheegay in aysan taageersanayn maamulka Somaliland, aysana dooneyn in […]