Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Belgium
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Belgium u fadhiya Soomaaliya Nicolas Nihon. Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada Soomaaliya Mahad […]