Weerarka ayaa yimid kadib markii maleeshiyaad hubeysan oo katirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo kuyaala deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 20 kiilomotir dhanka bari kaga beegan magaalada Baydhabo.
Afar katirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Baay

Leave a Comment