Ciidamada Puntland oo Wasiirka Gaashaandhiga maamulka Somaliland u diiday in uu tago magaalada Baran
Garowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland ee kuu sugan gobolka Sanaag ayaa u diiday Wasiirka Gaashaandhiga maamulka Somailiand in uu tago magaalada Baran, sida ay sheegeen ilo-wareedyo madaxtooyada katirsan. Ilo-wareedyo madaxtooyada Puntland katirsan ayaa warsidaha Puntland Mirror […]