Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweynaya madaxweynaha Puntlabd Cabdiweli Maxamed Cali. [Sawirka]
Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxwenayaasha Puntland, Jubbaland, Hir-shabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo martigeliye ah ayaa la filayaa in beri oo Isniin ah uu shir uga furmo halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*