Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ka qarxay deegaanka Tukaraq

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ka qarxay deegaanka Tukaraq. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somalilnad ayaa ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool saakay saakay oo Khamiis ah, sida ay warsiadaha Puntland u xaqiijiyeen ilo-wareedyo ciidamada katirsan.

Waxaa jira ciidamo katirsan labada dhinac kuwaasoo ku dhintay dagaalkii saakay, balse Puntland Mirror si madax-banaaan uma xaqiijin karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*