• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ August 9, 2022 ] Wasiirka cusub ee maaliyadda DFS oo xilka la wareegay Somalia
  • [ August 7, 2022 ] Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda Somalia
  • [ August 2, 2022 ] Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan World
  • [ July 27, 2022 ] Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen Somalia
Home2017January

Month: January 2017

English News

Somalia to hold first presidential debate

January 30, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) Somalia will hold its first presidential debate ahead of next month’s election. The debate will take place on Tueday in the Somali capital, Mogadishu, as planned. Nearly 24 presidential aspirants are expected to attend […]

World

Commandoska Mareykanka oo 14 maleeshiyo ururka Al-Qaacida katirsan ku dilay weerar ay ka geysteen gudaha dalka Yeman

January 29, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Sanca-(Puntland Mirror) Ciidamada aadka u tababaran ee Mareykanka ayaa weerar ku qaaday gobolka kuyaala bartamaha dalka Yeman oo ay ku xoogantahay ururka Al-Qaacida, waxaana lagu dilay ugu yaraan 14 maleeshiyo ah, sida ay sheegayaan milatariga. […]

Somalia

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo sargaal sare oo Al-Shabaab katirsanaa ku dilay gudaha gobolka Gedo

January 29, 2017 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ee jooga gobolka Gedo ayaa dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan, sida ay sheegeen ilo-wareedyadu. Waxaa la dhihi jirey sargaalka la dilay Cabdullaahi Khannaas kaasoo ahaa hoggaamiyihii Al-Shabaab ee gobolka […]

English News

Senior Al-Shabab leader killed by Somali forces in Gedo region

January 29, 2017 Puntland Mirror 0

Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s government forces in Gedo region have killed a senior Al-Shabab commander, sources said. It named the dead commander as Abdullahi Qannas who was Al-Shabab commander in Gedo region. The killing took place […]

English News

Business centers in Garowe closed due to inflation

January 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Today, the business centers in Garowe are closed, according to Puntland Mirror reporter. The reporter who visited the business centers in the Puntland capital, Garowe, reported that the most business centers are closed. […]

Puntland

Xarumaha ganacsiga magaalada Garoowe oo maanta xiran

January 29, 2017 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Xarumaha ganacsiga ee kuyaala magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa maanta oo Axad ah xiran, sida uu sheegay wariyaha Puntland Mirror ee Garoowe. Wariyaha warsidaha Puntland Mirror u jooga Garoowe oo tagay xarumaha […]

Uncategorized

Raysulwasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Theresa May oo tagtay Turkiga

January 28, 2017 Abdirahman Abdullahi Sheikh 0

Ankara-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Theresa May ayaa maanta oo Sabti ah tagtay magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay kulan kula yeelatay madaxweynaha Turkiga. Sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee […]

Puntland

Maleeshiyada ISIS oo sagaal qof ku afduubtay duleedka magaalo xeebeedka Qandala

January 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyada ISIS ee ku sugan gudaha Puntland ayaa sagaal qof ku afduubatay duleedka magaalo xeebeedka Qandala ee gobolka Bari, sida uu sheegay masuul katirsan dowladda. Isaga oo la hadlayay warbaahinta joogta Puntland, Jaamac […]

English News

ISIS militants kidnap 9 people outside Qandala coastal town

January 28, 2017 Abdi Omar Bile 0

Garowe-(Puntland Mirror) ISIS militants in Puntand have kidnapped nine people outside the Qandala coastal town of Bari region, an official said. Speaking to reporters in Puntland, Jama Mohamed Khurshe, the Qandala governor said that the […]

Somalia

Caasho Geele Diiriye oo Golaha Amaanka Qaramada Midoobay uga warbixisay horumarka haweenka Soomaaliyeed ay ka gaareen siyaasadda dalka

January 28, 2017 Puntland Mirror 0

New York-(Puntland Mirror) Wasiiradii hore ee horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska dowladda Puntland Marwo Caasho Geele Diiriye ayaa shalay oo Jimce ahayd hadal ka jeedisay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York. […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 17 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Baarlamaanka DFS oo ansixiyay golaha wasiiradda cusub

    August 7, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ansixiyay golaha wasiiradda cusub ee uu soo magacaabay Raysulwasaare Xamse Cabdi Bare. Kullanka oo ay soo xaadireen 23 ayaa 229 xildhibaan aqbaleen golaha [...]
  • Raysulwasaaraha cusub DFS Xamsa Cabdi Bare oo ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda

    August 2, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare ayaa galabta oo Talaado ah ku dhawaaqay xubnaha cusub ee golaha wasiiradda. Xubnaha cusub ee golaha wasirrada ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaasoo uu [...]
  • Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

    July 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda. Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Somalia’s President arrives in Kismayo port town

    June 6, 2017 0
    Kismayo-(Puntland Mirror) Somalia’s President Mohamed Abdullahi Farmajo on Tuesday arrived in Kismayo port town. The President and his delegation were given a warm welcome by Jubaland President Ahmed Mohamed Islam at Kismayo airport. Interior Minister [...]
  • Somali security forces thwart car bomb attack in Mogadishu

    July 14, 2016 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Somalia’s national intelligence forces army (NISSA) said they foiled a car bomb attack and held the man who wanted to carry out the suicide attack at a hotel in the capital Mogadishu on [...]
  • Deg Deg: Qaraxyo ka dhacay garoonka diyaaradaha Istanbul ee Turkiga

    June 28, 2016 0
    Dad badan ayaa ku dhaawacmay labo qarax oo isxiga oo ka dhacay garoonka diyaaradaha ugu weyn ee magaalada Istanbul (Ataturk) ee dalka Turkiga, sida ay sheegtay wasaarada arrimaha gudaha Turkiga. Rasaasta qoryaha ayaa sidoo kale [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions