Mareykanka oo sheegay in ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka geysteen magaalo xeebeedka Xaradheere

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ee ku sugan Africa ayaa sheegay in ay qaadeen duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay magaalo xeebeedka Xaradheere ee gobolka Mudug.

Duqeynta ayaa dhacday 12 Oktoobar, iyada oo qiimeynta weerarka uu socdo.

“Waxaanu hadda baaraynaa natiijada duqeynta, taasoo lala eegtay maleeshiyo Al-Shabaab ah oo keliya.” Bayaan kasoo baxay Milatariga Mareykanka ayaa sidaa lagu yiri.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*