Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga khilaafaadka ee xulista baarlamaanka

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka ee baarlamaanka cusub ee dhawaan la soo xuli doono.

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Talaado ah magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka ee baarlamaanka cusub ee dhawaan la soo xuli doono.

Guddiga ayaa ka kooban todobo xubnood iyo xoghaye, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*