Guddiga ayaa ka kooban lix xubnood oo kala ah:
1. Nuuradiin Aadan Diiriye, ahna guddoomiyaha guddiga.
2. Mahdi Maxamuud Cali
3. Yaasmiin Maxamuud Xaamud (Nayn)
4. Dr Saciido Axmed Cali (Qacle)
5. Eng. Axmed Abshir Faarax
6. Cusmaan Seed Cilmi
Waa markii ugu horeysay taariikhda Puntland uu madaxweyne magacaabo guddi sare oo la talin siiya.