somali news
Shir madaxeedkii IGAD oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Muqdisho-(Puntland Mirror) Shir madaxeedkii wadamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo maanta oo Talaado ah si rasmiya uga furmay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa galabta lasoo gabagbeeyay. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata iyo RW Itoobiya […]