• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ January 25, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Somalia
  • [ January 25, 2021 ] Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Beled Xaawo Somalia
  • [ January 24, 2021 ] Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka cusub ee Itoobiya Puntland
  • [ January 18, 2021 ] Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya Somalia
  • [ January 16, 2021 ] Guddiga dowladda loo xilsaaray xalinta qiima dhaca Shillin Soomaaliga gudaha Puntland oo soo saaray awaamiir cusub Puntland
HomeHome

Home

Home page or default page

Home

Maleeshiyada al-Shabaab oo shan askari oo booliis ah ku dishay gobolka Waqooyi Bari Kiinya

June 20, 2016 Abdi Omar Bile 0

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa shan askari oo booliis ah ku dishay gobolka xuduuda ee ku yaala Waqooyiga-bari ee dalka Kiinya maanta oo Khamiis ah, sida uu sheegay guddoomiye gobol. Ma jirto bayaan deg deg ah oo […]

Home

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo tagay Baydhabo

June 18, 2016 Puntland Mirror 0

Baydhabo-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta oo Sabti ah booqday magaalada Baydhabo ee caasimada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiisha maamuulkaas. Magaalada […]

Home

Maxkamada ciidamada Puntland oo 43 dagaalyahan oo al-Shabaab ku xukuntay dil

June 18, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada militariga dowlada Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay maalintii Khamiista 43 dagaalyahan oo al-Shabab ah, sida ilo-wareedyo dhanka ciidanka ah ay u sheegeen Puntland Mirror. 43 dagaalka yahan oo al-Shababka […]

Home

RW Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo xiritaanka Dhadhaab

June 17, 2016 Abdi Omar Bile 0

Xiritaanka xerada qaxootiga Dhadhaab sanadkan aad bay khatar u tahay, Raysulwasaaraha Soomaaliya ayaa sidaa yiri, isagoo soo jeediyay in la rumaysan karo in 2019-ka laga dhigo wakhtiga isku dayida xiritaanka. “Waxaanu rabnaa in qaxootigayaga uu […]

Home

Eriteeriya oo sheegtay in ay 200 oo askar Itoobiyaan ah ku dishay dagaal xuduuda ka dhacay

June 17, 2016 Puntland Mirror 0

Dowldda Eritteeriya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen in ka badan 200 oo askar Itoobiyaan ah, islamarkaana ay dhaawaceen in ka abdan 300 oo kale, intii uu socday dagaaal xuduudda ka dhacay maalmihii Axadda iyo Isniinta. […]

Home

Kooxda Booko Xaaraam oo samaysatay idaacad

June 16, 2016 Puntland Mirror 0

Kooxda argagixisada ah ee Booko Xaaraam oo ka dagaalanta dalka Nayjeeriya ayaa samaysatay idaacad FM ah oo mawjadeedu tahay 96.8, sida ay sheegtay laanta Xawsaha ee idaacada VOA. Sida ay wararku sheegayaan, dadka ku nool […]

Home

Guddoomiyihii hore gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo xukuumada Madaxweyne Cabdiweli ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay xilka haysay

June 16, 2016 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Guddoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa ku eedeeyay waxqabad xumo intii ay jirtay xukuumada Cabdiweli Maxamed Cali oo hadda talada haysa, wareysi uu siiyay Raadiyo Daljir. Gallan oo wareysi gaar […]

Home

Haayada cunada aduunka u qaabilsan QM oo baaraysa eedaymaha raashinka dhacay ee Soomaaliya

June 16, 2016 Abdi Omar Bile 0

Haayada cunada aduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay (WFP) ayaa shalay oo Arbaco ahayd sheegtay in ay baarayso eedaymaha sheegaya in ay isku dayday in raashin dhacay oo waxyeeloobay u geyso dadka dega gobolka Gedo ee […]

Home

Raysulwasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo kulan kula yeeshay Nayroobi safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya

June 15, 2016 Abdi Omar Bile 0

Nayroobi-(Puntland Mirror) Raysulwasaare ku-xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte (Qaalib) ayaa magaalada Nayroobi ee caasimada dalka Kiinya kula kulmay maanta oo Arbaco ah safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Donland Y. Yamamoto, sida ay ku […]

Home

Xaaska ninkii geystay weerarka baarka Orlando oo la maxkamadayn doono

June 15, 2016 Abdi Omar Bile 0

Xaaska ninkii qoriga watay kaasoo 49 qof ku dilay baar ay leeyihiin raga isku-tagga oo ku yaala magaalada Orlando ee Maraykanka ayaa la maxkamadaynayaa iyadoo lala xiriirinayo weerarkaas, sida ay sheegayaan warbixinada. Xeer ilaaliyaasha ayaa […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo ka socda Beled Xaawo

    January 25, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa ka socda magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo deegaanka jooga. Dagaalka oo ah mid xoogan [...]
  • Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wakiilka cusub ee Itoobiya

    January 24, 2021 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta oo Axad ah xafiiska madaxtooyada ku qaabilay Degnachew Yitbarek oo loo magacaabay wakiilka cusub ee Itoobiya u qaabilsan Puntland, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada [...]
  • Milatariga Mareykanka oo sheegay in ay dhammeystireen kala bixista ciidankooda Soomaaliya

    January 18, 2021 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Milatariga Mareykanka ayaa dhammeystiray kala bixista ciidankiisa Soomaaliya, sida ay sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika. Afhayeenka Taliska Mareykanka ee Afrika Kornayl Christopher P. Karns ayaa laanta Af Soomaaliga ee warbaahinta u xaqiijiyay in [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo loo doortay madaxweynaha Soomaaliya

    February 8, 2017 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u doortay madaxweynaha cusub ee dalka, sida ay sheegayso natiijada rasmiga ah ee doorashada. Farmaajo ayaa helay 184 cod, halka musharixii ugu dhowaa [...]
  • Trump oo saxiixay amar cusub oo muwaadiniinta ka soo jeeda lix dal oo Muslim ah looga mamnuucayo soo gelitaanka Mareykanka

    March 7, 2017 0
    Washington-(Puntland Mirror) Madaxweyne Donald Trump ayaa shalay oo Isniin ahayd saxiixay amar fulineed cusub oo lagu xadidayo socdaalka lix dal oo Muslim ah. Horey amar kan oo kale ah oo uu soo saaray ayaa waxaa ku [...]
  • Maamul goboleedka Hirshabeelle oo sheegay in ay heshiis la galeen Dowladda Federaalka

    September 19, 2018 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in ay heshiis la gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya. “Kadib wadahadalo dhexmaray madaxda dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo madaxda Dowladda Federaalka waxaa laga heshiiyay tabashooyinkii gaarka ahaa ee Hirshabeelle ay [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions