somali news
Xoghayaha Guud ee Jimciyada Qurumaha Ka Dhaxaysa Antonia Guterres oo yimid Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Xoghayaha Guud ee Jimciyada Qurumaha Ka Dhaxaysa Antonia Guterres ayaa maanta oo Talaado yimid caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Masuuliyiin sare oo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayay sii hayaha wasiirka arrimaha dibada Cabdisalaam […]