somali news
Diyaarad siday ku dhawaad 100 maxaabiis Soomaali ah oo kasoo degtay Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Diyaarad sida ku dhawaad 100 maxaabiis Soomaali ah ayaa kasoo degtay Muqdisho caawa fiidkii, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen. Itoobiya ayaa siidaysay maxaabiista Soomaalida ah kuwaasoo ku xirnaa xabsiyada Itoobiya sanado badan. Maxaabiista ayaa waxaa […]