somali news
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo laga yaabo in uu shaqadiisa ku waayo eedaymo musuqmaasuq
Garoowe-(Puntland Mirror) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa laga yaabaa in shaqada laga eryo kadib eedo musuqmaasuq, sida ilo-wareedyo ka ag dhow arrinta ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Asbuucyadii u dambeeyay, xiriirka […]