somali news
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya oo lagu eedeeyay musuqmaasuq
Muqdisho-(Puntand Mirror) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daauud ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq, sida uu sheegay Hanti-dhowraha Guud. Maxamed Maxamuud Cali, oo ah Hanti-dhowraha Guud ee qaranka oo warbaahinta la hadlay maanta […]