Home page or default page
Itoobiya oo ciidamo cusub geysay deegaanka Halgan ee bartamaha Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Dowlada Itoobiya ayaa ciidamo badan geysay deegaanka Halgan kadib markii maalinta Khamiista ee asbuucii hore ay weerar culus ku qaadeen maleeshiyada al-Shabaab saldhig ay ciidanka Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Halgan. Dadka ku sugan […]