Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo tagay Baydhabo

Baydhabo-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta oo Sabti ah booqday magaalada Baydhabo ee caasimada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiisha maamuulkaas.

Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa dhawaan in ay martigeliso Shirka Madasha ee hoggaamiyaasha Soomaalida, sida ay saraakiil dowlada Soomaaliya ah u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*